Connect with us

somalilandtoday.com

Fanaanka Qaadiro Oo Sheegay Inuu Laba-Saalax Iska Hortaagay Inuu Bandhig Faneed Ku Qabto Hargaysa

focus

Fanaanka Qaadiro Oo Sheegay Inuu Laba-Saalax Iska Hortaagay Inuu Bandhig Faneed Ku Qabto Hargaysa

(SLT-Hargaysa) Fanaanka Qaadiro Jacayl oo kamid ah Fanaaniinta Heesha caanka ah qaada ayaa Sheegay inuu Abwaan Xasan Laabsaalax iska hortaagay laba bandig faneed oo uu Hargaysa ku qabanaayay.

”Sida lay sheegay Laabsaalax ayaa yidhi Fanaan aan aniga isoo marin Hargaysa kama heesi karo “Sidaa waxa yidhi Fanaanka Qaadiro Jacayl maruu u waramaayay Telefeeshinka HCTV.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top