Connect with us

somalilandtoday.com

Shiinaha Oo Daah-furay Biriijkii Ugu Weynaa Adduunka ee Badda La Dukl-mariyo iyo Xadiga Lacagta Ku Baxday.

focus

Shiinaha Oo Daah-furay Biriijkii Ugu Weynaa Adduunka ee Badda La Dukl-mariyo iyo Xadiga Lacagta Ku Baxday.

(SLT-China)-Dawladda Shiinaha oo Daah-furtay Biriijka ugu weyn Adduunka ee Badda Dusheeda laga sameeyo.

Biriijkan oo dhismihiisu socday 10-kii sannadood ee u dambeeyay wuxuu ku kacay 20 Bilyan oo Dollar.

Biriijkan oo dhararkiisu yahay 54KM Wuxuu Isku xidhayaa Magaalooyinka Hong Kong iyo Zhuhai-Macau.

Magaalooyinka uu isku-xidhayo hore waxa loogu kala socon jiray 4 Saacadood, haddase waxa Gaadiidku u kala socdaan 30 Daqiiqo, sida ay baahisay Al-jazeera oo Warkan baahisay.
Dabcan, Inta u dhaxaysa Labada Magaalo ee Biriijku isku xidhayo waxa laga hirgeliyey laba Jasiiradood oo Dad-samee ah (Man Made).

Madaxweynaha Shiinaha oo furay Biriijkan wuxuu sheegay inay ugu talo-galeen inuu qayb ka qaato dedaallada horumarinta dhaqaalaha ee Shiinaha iyo Adduunka intiisa kale.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top