Connect with us

somalilandtoday.com

Saxafiga Caanka Ah Ee Raage Omar Oo Si Sakhsi Weerar Ah U Dhaliilay Isagoo Aan Akhriyin Bugga Miyiga Ilaa Madaxtooyada Ee Xirsi Qoray .

focus

Saxafiga Caanka Ah Ee Raage Omar Oo Si Sakhsi Weerar Ah U Dhaliilay Isagoo Aan Akhriyin Bugga Miyiga Ilaa Madaxtooyada Ee Xirsi Qoray .

(SLT-London) Saxafiga caanka ah ee Raage Omar oo hadda ka hawlgala Telefeeshinka ITV ayaa bartiisa uu ku leeyahay shabakada Tuwitarka wuxuu ku duray si shakhsi weerar ah dhiganaha uu qoray Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan . Buggaas oo magaciisu yahay Miyiga Ilaa Madaxtooyada. Saxafi Ragge Omar ayaa sheegay in buggaas laga heli karo qaybaha lagu kaydiyo Danbiyada iyo cilmiyada Khiyaaliga ah .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top