Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg Deg Ah: Ambassador Sahlework Zewde Oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Itoobiya

advertise

War Deg Deg Ah: Ambassador Sahlework Zewde Oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Itoobiya

(SLT-Addis-ababa)  Madaxweynaha cusub ee Dalka Itoobiya ayaa loo doortay Ambassador Sahlework Zewde, waa haweenay  aqoonyahanad ah.

Waxay ka soo shaqaysay waddamo badan oo adduunka ah iyo Dalka Itoobiyaba, waxayna xilal muhiim ah ka soo qabatay Qaramada Midoobay waxay ku hadasha si fiican luuqadeeda, Faransiiska iyo Ingiriisiga, waxay dhalatay 21 February 1950, waa hooyo laba wiil dhashay.

Doorashada jagada Madaxweynaha Itoobiya loo doortay Ambassador Sahlework Zewde, ayaa qayb ka isbadalka ballaadhan ee uu wado Raysal Wasaare Abbey Ahmed oo dhawaan magacaabay Gole Wasiiro cusub oo haween u badan.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top