Connect with us

somalilandtoday.com

Odaygu Tolbuu Ubaahan Yay

Articles

Odaygu Tolbuu Ubaahan Yay

24 / 10 / 18

Odaygu tolbuu ubaahan yay

Keene iyo kordhiye

Keene.waaryaa kordhiye saaxiib M/WEYNAHAN iska imanaya

Warbaahinta isagoo bilaa ujeedo ah dabeedna hadal isku yaacsan

Dabada qabsanya oo ah ka la.

yidhaa fadhi ku dirir bal saaxiib ka
Waran miyaanu tol lahayn wax usoo qora oo kasoo shaandheeya

Ama guul wade wax yara kala garanaya.

Kordhiye. Saaxiib taasi waata shacabku is weydiinayo

Waxaaba waxa kasii daran qarankiiba waxa uu ka dhigay SHIRKAD

Reer leeyahay oo ay ka madax yiin labadii wasiire midna

HABLAHA caayayay midna dhalin yarada lahaa TAHRIIBA

Tolkiina waa kuwaas maxay ku biirin dee waxba

Hantida qaranka sida loo cuno ayuunbay yaqaaniin

Waxaaba waxa ka daran shacabkan aad moodo inuu sirxan yay

Waxa jooga raggii AFWEYNE cunay maxay afartan hore looga

Maahmaahay ka eeganayaan.

Ugu danbayn afrikaanku ma xishoodo wuu baqdaa.

Guuleed liibaan snm1710 live com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top