Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Somaliland Oo Gurigiisa Ku Booqday Odayga Ruug-cadaaga Ah Ee Cumar Carte Qaalib

focus

Madaxweynaha Somaliland Oo Gurigiisa Ku Booqday Odayga Ruug-cadaaga Ah Ee Cumar Carte Qaalib

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqasho ugu tagay odayga ruug cadaaga ah ee Cumar Carte Qaalib hoyga uu ka dagan yahay magaaladda Hargaysa, siyaasigan oo wakhti dheer ku soo jiray saaxadda siyaasada, door weyna ku lahaa dib u dhiskii dalka Somaliland, ayaa sidoo kale qayb ka ahaa hirgelinta nidaamka axsaabta badan ee ururada siyaasada Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii ururadii wakhtigaasi la aas-aasay ee u tartamay xisbiyada qaranka Somaliland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top