Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Somaliland Oo Amray In Tallaabo Ciidan Laga Qaado Beelaha Ku Dagaalamaaya Koonfurta SOOL

focus

Madaxweynaha Somaliland Oo Amray In Tallaabo Ciidan Laga Qaado Beelaha Ku Dagaalamaaya Koonfurta SOOL

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Mud. Muuse Biixi Cabdi  ayaa amray in tallaabo dawladnimo laga qaado beelaha ku dagaalamaya gobolka Sool.

“Madaxweynuhu waxa uu ciidamada qaranka, maamulka gobolka iyo dhammaanba hay’adaha kala duwan ee xukuumadda amrayaa inay tallaabo dawladnimo ka qaadaan colaadaasi soo noq-noqotay, cid kasta oo u hoggaansami-wayda nabadda iyo samahana tallaabo ku habboon ka qaadaan” . Sidaa waxa yidhi  Afhayeenka madaxweynaha.

Dagaal beeleedkan Koonfurta SOOL ka socda ayaa soo noq-noqday tiraba dhawr jeer, waxaana hadda ku kala dhintay dad tiro badan.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top