Connect with us

somalilandtoday.com

kaftanka maanta, kaftankii bay inaggu cidhiidhyeen ,, .

Articles

kaftanka maanta, kaftankii bay inaggu cidhiidhyeen ,, .

Markii dawladdii horre cilinkeedaba aynu saari waynay ,ee meel lagga daaraba aynu garan waynay waynaggii kobteenan yar iska xaadh xaadhanay .

Kobtii la inooma la inooma dayne , ninkii waaggii danbe madaxwaynaha dabad wareegga ah sheegan jirey iyo ninkii uu watay ee Cali xadhaadhe waatay inaggu qabsadeen , ee aynu magaciiba uga guuray .

Mar kale hadana waatii odaygii cirro ee madaxwaynaha u sharaxnaa yidhi waan kaftamayay ee kaftankii inoogu yimi .

Madaxwaynahuna waakii isna maalintii dhawaynayay inamaddii saxaafadda la kaftamayay, gudoomiye cirona waa ka isna kaftan kagga jawabay .
Dee markaa odayaddu kaftankii ayaabay inaggu cidhiidhyeen e , waxaynu leenahey , adeerayaal ama kuraasidda noo baneeya , si aad kaftanka uga bogataan , ama kaftanka ha naggu cidhiidhyinee noo daaya .

Nuur Guruje

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top