Connect with us

somalilandtoday.com

Kaftanka Maanta , Malaha Ruuf Saraabay Inoo Raacin. W/Q: Ahmed Nour Guruje

Articles

Kaftanka Maanta , Malaha Ruuf Saraabay Inoo Raacin. W/Q: Ahmed Nour Guruje

Sheekaba sheeko ayay keentaaye, waxa la yidhi waaggii ingiriisku joogay ayaa nin macalina oo reer cadmeed ah loo bedelay dugsigii dayaxa ee ceergaabo .

Dugsiga dayixina wuxuu ku yaalaa meel buuro dhexdooda , oo dhan walba buuri ka xigto , oo aad moodo in buuraha looggu tala galay gidaar mesha ku wareegsan

Habeenkii danbe ayaa iyadoo la qayilayo , dayuxuna afar iyo tobnaad yahay macalinki aad u marqaamay , markaasuu eegay dayixii oo cirka ka muuqda iyo buurihii oo dhan walba ka xiga , markaasuu yidhi, waar yaadhahen , Dee imika in alle dusha ruuf inagaga dhufto ayuunbaa inoo hadhay .

style=”font-size:16px;”>Imika waa halkaase haddi sheekaddii handaraabku dhamaan wayday , oo ilaa odaygii la waydiiyay , waa halkii ninkaase malaha ruuf iyo jiingad ayaabay inooggu dariyoo , dushaabay inagaga dabooli hadal baabay kala daysan waydaye .
W/Q: Ahmed Nour Guruje

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top