Connect with us

somalilandtoday.com

Magacyadda Sideed Sarkaal Oo Ka Tirsan Millatariga Somaliland Oo Uu Dalacsiiyay Madaxweyne Muuse Biixi

focus

Magacyadda Sideed Sarkaal Oo Ka Tirsan Millatariga Somaliland Oo Uu Dalacsiiyay Madaxweyne Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyneha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dalacsiiyay 8 Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland.

Saraakiishan oo isugu jira Dhakhaatiir iyo Millatari ayaa waxa dalacsiinta uu madaxweyne Muuse Biixi siiyay waxa gaadhsiiyay isla markaana guddoonsiiyay Taliyaha Ciidamada Qaranka Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani.

Magacyadda Saraakiishan la dalacsiiyay oo ayaa kala ah:

1.Gaanshaale dhexe Saciid aadan cabdi
2.Gaanshaale dhexe Dr.Asad cabdi ahmed
3.Gaanshaale dhexe Dr.Mukhtar maxamed jamac
4.Gaanshaale dhexe Axmed ciise ahmed
5.Gaanshaale dhexe Maxamed dahir sharbi
6.Gaanshaale dhexe Dr.Ahmed cabdilaahi(ahmedshaadi)
7.Gaanshaale dhexe Ahmed dagal dhimbil
8.Gaanshaale dhexe Dr.Cabdow maxamed cali

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top