Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Caawa La Filaayo Inuu Ka Jawaabo Hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi …

focus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Caawa La Filaayo Inuu Ka Jawaabo Hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi …

(SLT-London) Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku sugan Dalka Ingiriiska ayaa la filaaya inuu caawa ka jawaabo Hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu shalay jeediyay.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro oo caawa xaflad kaga qayb gaalayaa Magaaladda Bristol ee Dalka Ingiriiska, halkaas Oo la filaayo inuu hadal ka jeediyo.

Wixii warar ka soo kordha kala soco Shabakada wararka Ee Somalilandtoday.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top