focus SOMALILAND: Xukuumadda Oo Xabdiga U Taxaabtay Maayar Iyo Maayar Ku-xigeen Hargaysa Isku Magacaabay ByWariye Published on October 19, 2018 Share Tweet (SLT-Hargaysa) Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Maayar iyo Maayar ku-xigeen shalay isku caleemo saaray magaaladda Hargaysa. Kooxdan is dooratay iyo dadkii soo abaabulay ayaa sheegay inay go’aankan gaadheen kadib markii Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ka aradeen adeegyadii aasaasiga aha. Waa markii Ugu horaysay ee Magaalo Somaliland kamid ah Maayar iyo Maayar ku xigeen kale kaga dhawaqaan in la doortay . Somalilandtoday/Hargaysa/Office Continue Reading Advertisement You may also like... Related Topics: