Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Xadhiga Ninkii Maayirka Loo Doortay iyo Waxgarad Kale.

focus

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Xadhiga Ninkii Maayirka Loo Doortay iyo Waxgarad Kale.

(SLT-Hargeysa)-Xuseen Shabeel oo ah nin shalay ay maayir u doorteen qaar ka mida dadka ku nool degmooyinka Maxamed Mooge iyo Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa ciidamada Booliisku xidheen.

Sidoo kale dadka la xidhay waxa ku jira jin caaqil ah oo qayb ka ahaa abaabulka lagu doortay Xuseen Shabeel.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top