Connect with us

somalilandtoday.com

“In Si Siman Loo Tartamo Waxa Ay Ahayd Fikirkii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal…” Wasiirka Biyaha Somaliland Ballan-Qaaday In Uu Shaqo Siinayo Ardayadii Ugu Sarraysay Jaamacadda Alpha Ee Magaalada Hargeysa

focus

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa si qoto dheer uga sheekeeyay taariikhda doorashooyinka Somaliland.

Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa balan qaaday in uu shaqo siinayo ardayadii ugu sarraysay jaamacadda Al-Pha Hargeysa oo lagu magacabo Adna Maxamed Xaamud, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top