Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Axmed Shide U Magacaabay Wasiirka Maaliyadda Dalkaasi

focus

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Axmed Shide U Magacaabay Wasiirka Maaliyadda Dalkaasi

(SLT-Hargeysa)-Raysal wasaaraha Dalka Itoobiya ayaa waxaa uu isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada halkaas oo uu wasiiro cusub ku magacaabey qaar-na uu xilka kaga qaadey

Image result for Axmed SHide

Raysal Wasaare Abiy Ahmed ayaa waxaa uu wasiirka wasaarada Maaliyada dawlad Faderaalka ah ee Itoobiya u magacaabey Axmed Shide oo hore u ahaa wasiirkii warfaafinta sidoo kale-na ah gudoomiyaha xisbiga talada maamulka Soomalida Itoobiya haya

No automatic alt text available.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top