Connect with us

somalilandtoday.com

Xiisad Ka Dhalatay Dad Ay Ciidammada Liyuu Boolisku Laayeen Iyo Dhaawacyo Culus Oo La Gaadhsiiyay Cisbitaalka Jigjiga Ddis Ababa

focus

Xiisad Ka Dhalatay Dad Ay Ciidammada Liyuu Boolisku Laayeen Iyo Dhaawacyo Culus Oo La Gaadhsiiyay Cisbitaalka Jigjiga Ddis Ababa

(SLT-Hargeysa)-Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya waxa labadii maalmood ee u dambaysay ka taagnayd xiisad ka dhalatay dad la sheegay in ciidamada liyuu boolisku ku laayeen tuulada Gabrro-yarey ee degmada Xaraarray. Dadkii dhaawaca culus qabay ayaa loo qaaday isbitaalka Jigjiga kuwii halkaa wax lagaga qaban kari waayeyna maanta ayaa loo gudbiyey dhanka Addis Ababa, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top