Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Haddii Dawladdii Siilaanyo Sidaa Ku Shaqayn Jirtay Aniga Qays Ima Magaacaabin…” Wakiil Somaliland U Fadhiya Imaaraadka Carabta Oo Arrimo Fadeexad Ah La Soo Fadhiistay Warbaahinta

focus

DAAWO: “Haddii Dawladdii Siilaanyo Sidaa Ku Shaqayn Jirtay Aniga Qays Ima Magaacaabin…” Wakiil Somaliland U Fadhiya Imaaraadka Carabta Oo Arrimo Fadeexad Ah La Soo Fadhiistay Warbaahinta

(SLT-Hargeysa)-Wakiil Somaliland ee Imaaraadka Carabta Xasan Yaasiin Hirad Cabsiiye ayaa eedeeyay qayskii hore ee xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo uu sheegay inay si qoysnimo ah ugu shaqaysan jireen dawladnimada, waxaanu iska fogeeyay dacaayado la sheegay inay magacaabistiisa ka dambaysay Marwada kowaad ee Madaxweyne Muuse Biixi Sahra Cabdillahi Cabsiiye oo eddo u ah, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top