Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaaraha Talyaaniga Oo Bookhasho Ku Maraya Dalalka Itoobiya Iyo Eritrea

focus

Raysal Wasaaraha Talyaaniga Oo Bookhasho Ku Maraya Dalalka Itoobiya Iyo Eritrea

(SLT-Addis Ababa)-Raysal Wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa booqasho rasmi ah ku maraya dalalka Eritrea iyo Itoobiya, iyadoo shalay uu ka degay magaalada Addis Ababa.

Booqashada Raysul Wasaaraha Dalka Talyaaniga ayaa salka ku heysa is bedelada ka jira gobolka, gaar ahaa xidhiidhka dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo caadi ku soo laabatay 20 sano kaddib oo colaad u dhaxeysay.

Raysul Wasaaraha Talyaaniga ayaa goor dhow ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweyne Isaias Afwerki.

Safarka Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ee dalalka Eritrea iyo Itoobiya ayaa la xiriirta xoojinta xiriirka uu Talyaaniga la leeyahay dalalkaas oo xilligan u furmay bog cusub labada dalna xiriirkoodu wax badan soo siyaasadsho.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top