Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirka Gadiidka Oo Diiday Inuu Saxeexo Isku Badal Uu Sameeyay Mareeyaha Wadoyinku

Articles

Wasiirka Gadiidka Oo Diiday Inuu Saxeexo Isku Badal Uu Sameeyay Mareeyaha Wadoyinku

Maanta Waxa Ii Cadaatay Inuu Wadanku Khatar Ku Jiro Awoodi Iyo Maamulkiina Uu Gacanta U Galay Reer Kaliya

sidaas waxan u leeyahay beryahaasba waxan isha ku hayey tacadiga iyo awoodsheegashada ka aloosan haayada wadooyinka iyo wasiir ka gadiidka oo u awood sheegtay mareeyaha haayada wadooyinka isla mar ahaantaana shaqado u dhaqaqaba waxa si aan gabasho lahayn uga hor imanaya wasiirka gadiidka oo isku halayn ka hasta madaxweynaha

somaliland maanta badbaado ayey u baahantahay shaly oo ugu danbasay mareeyaha wadoyinka aya wuxu macaabis iyo isku badal ku samyey shaqlaha haayada wadooyinka isla mar ahantana waxa si cad uga hor yimid wasiirka gadiidka oo diiday inuu

saxeexo isku badalkaas
halkay ka timid awooda intaas leeki

mise mareeyaha waa loo mareexaneyey …….

wadanku badbaado qaran ayuu u baahanyahay been maaha

osmanjama918@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top