Connect with us

somalilandtoday.com

Waddooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka Xidhan Iyo Iyo Sababta Loo Xidhay

focus

Waddooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka Xidhan Iyo Iyo Sababta Loo Xidhay

(SLT-Hargeysa)-Shacabka magaalada Hargeysa ayaa saaka ku waabaristey inta badan waddooyinka soo gala madaxtooyada Somaliland oo xidhan.

Sababta wadooyinka loo xidhay ayaa ah iyada oo maanta madaxtooyada Somaliland lagu qaban doono xaflad loogu dabaal degaayo Ballaadhinta ay dekadda Berbera ku sameyn doonto shirkada Dp World taas oo uu shalay soo dhagax dhigay madaxweyne ku xigeenku Somaliland.

Waxaana xafldan ka qeyb-gali doona masuulyiin kala duwan oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo madax ka tirsan shirkadda DP World.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top