Connect with us

somalilandtoday.com

Waa Talaabo Fiican Hadii Laga Guuro Gurigi Morgan Shacabka Somaalilandku Xasuuqi Jaray , Madaxdooyo Cusubna Hargaysa Laga Dhiso.

Articles

Waa Talaabo Fiican Hadii Laga Guuro Gurigi Morgan Shacabka Somaalilandku Xasuuqi Jaray , Madaxdooyo Cusubna Hargaysa Laga Dhiso.

waxaan so dhawaynayaa in madaxdooyada laka raro halka Ay maanta tahay ,meeshi laka dhiso ba madaxdooyo cusub Ay tahay wax dalku u Baahna lakiin madawaynayaashi hore ku guulaysan waayen , lakiin ay tahay Talaabo madaxwayne muuse Cabdi ku guulaystay marka halka maanta ay tahay laka bedelo. Dalka iyo shacabkaba waxay ku ahayd ceeb 27 sano in guriki Morgan dadka ku xasuuqi jiray ee ka xukumi jiray inay madaxdooyo inoo noqodo , waliba cadowkaynu waxay meelaha ka yidhahdan wali waxay ku jiraan aqalkii Morgan Baa madaxdooyo u ah , markaa waxay ahayd Talaabo madaxwaynayaashi hore Tahli Kari waayen , lakiin Hada madaxwayne muuse biixi ku amaanan

yahay muraayada dalalka laka eega waa meesha madaxdooyada u ah waana muraayadi dalka S omaaliland , qodobka kale madaxdooyadu Hada waxay ku taala meel suuqa waliba wadadi halboolaha u ahayd caasimada , xaga amniga uma wanaagsanayn markaa waa Talaabo wanaagsan mudana in la hanbalyeeyo ,lakiin dhaliil uma Baahna , man at dhaliil inaku ahayn guriki Morgan ba madaxdooyo ah ,dadka Hada dhalilayow dhaliisha hore maanay idin dhibayn
.by mire cali xasan.

mohamedhassan3867@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top