Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magaalada Riyadh Kula Kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Sucuudiga

focus

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magaalada Riyadh Kula Kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Sucuudiga

(SLT-Riyadh)-Raysal wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Adel bin Ahmed Al-Jubeir.

Kulanka oo ka dhacay qasriga ra’iisul wasaaruhu ka deganyahay magaalada Riyaad ayaa horudhac u ahaa kulan uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu yeelanayo madaxda sare ee boqortooyada Saudi Arabia.

Kulanka ay wada qaaateen ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaaa goob joog ka ahaa Wasiirrada arrimaha dibada Axmed Ciisa Cawad iyo Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top