Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Somaliland Waa Meeshii Ugu Horraysay Ee Afrika Diyaarado Lagu Garaaco Iyadoo U Dagaallamaysa Xornimadeeda” Madaxweyne Biixi

focus

DAAWO: “Somaliland Waa Meeshii Ugu Horraysay Ee Afrika Diyaarado Lagu Garaaco Iyadoo U Dagaallamaysa Xornimadeeda” Madaxweyne Biixi

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay shirweyne heer sare ah oo lagu falanqaynayo guulihii ay Somaliland gaadhay muddadii 27-ka sano ahayd ee ay jirtey iyo caqabadihii soo wajahay, kaas oo ay kasoo qayb-galeen wufuud caalami ah oo ka socota dalal kala duwan oo dunida ah, hay’addo diblomaasiyiin, siyaasiyiin, safiirro, shirguddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, xildhibaanno, hoggaanka axsaabta qaranka, , haldoor ka socday dalalka Jaarka ee Jabuuti iyo Itoobiya iyo marti-sharaf kale oo aad u tiro badan, waxaanu khudbad ka jeediyay shirkan halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top