Connect with us

somalilandtoday.com

Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Odayaasha Musdambeedka Jaallidaha Reersomaliland Ee Deggen Carriga Ingiriiska

Articles

Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Odayaasha Musdambeedka Jaallidaha Reersomaliland Ee Deggen Carriga Ingiriiska

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska ee kuna wahan hoggaamiye aan daacad dadkiisa u ahayn ma muslimba mise waa gaal?

Ummadda ku abtirsata Somali waxay yihiin boqolkiiba qoqol islaam

laakiin waxaa lagama maarmaan ah in su,aal la iska waydiiyo ah hoggaamiye aan caddalad kula dhaqmin oo aanay u sinnayn shacabka uu hoggaanka u hayo lama kula odhan karo waa muslim diintu waxay ina faraysa in ummadda madaxda loo yahay aan la kala faquuqin oo

aan beelba meel lagu oodin waxay bulashad ka dhexeeyana aan la xalaalsan laguna tagri falin allahna lama hadlo qiyaamaha hoggamiye ku sifooba wax dadku wada leeyahay ku tagri fala xilka uu ummadda u hayana uga faaiidaysta,
Hoggaamiyaha dadkiisu u simanyihiin waa kuwa kulka qiyamaha maalinta u dhiganta 500 boqol ee sannadood loo hadheeyey

Waxaan u soo jeedin lahayn hoggaamiye kasta oo xil ummadeed haya in uu ka faaiidaysta fursadda Allah ugu deeqay ee uu ummad sheekh iyo shacabba leh masuulka uga dhigay iyo masaakiinba

xilka aad ummadda hayso yaanu cadaab addduun iyo cadaab aakhiro kuu horseedin

Deeq Cabdi Digale

digale53@hotmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top