Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Maayirka Hargeysa Oo Shaaciyay In La Rarayo Xarunta Madaxtooyada, Xarun Golaha Guurtida Iyo Xarunta Golaha Wakiillad

focus

DAAWO: Maayirka Hargeysa Oo Shaaciyay In La Rarayo Xarunta Madaxtooyada, Xarun Golaha Guurtida Iyo Xarunta Golaha Wakiillad

(SLT-Hargeysa)-Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) waxaa uu sheegay in dhimse cusub oo xarunta madaxtooyada looga dhisayo Galbeedka Magaalada Hargeysa, Sidoo kale xarun golaha Guurtida ay ku shaqeeyaan dhul looga baneeyay Koonfurta Hargeysa, Hal xarunta golaha wakiiladana Beriga Hargeysa looga dhisi doono Xarun cusub.

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Amarkan bixiyay sida uu guddida joogtada ee golaha guurtida u sheegay Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top