Connect with us

somalilandtoday.com

Maxamed Miyir Xaaji Oo Ka Mid Ahaa Bahda Fanka Somaliland Oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Hargeysa

focus

Maxamed Miyir Xaaji Oo Ka Mid Ahaa Bahda Fanka Somaliland Oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Alle haw naxariistee waxa goor dhawayd magaaladad Hargeysa ku geeriyooday Maxamed Miyir Xaaji oo ka mid ahaa bahda fanka ee somaliland.

Maxamed Miyir Xaaji ayaa xanuun ku soo booday loo dhigay cusbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa oo uu goor dhawayd ku go’ay.

Alle ha u naxariiste Maxamed Miyir Xaaji waxa uu wakhtigan ka tirsanaa bahda wasaaradda warfaafinta gaar ahaan waaxda dhaqanka.

Bahda Somalilandtoday Media Group waxa ay tacsi waxay tacsi tiiraanyo u dirayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii iyo guud ahaan bahda fanka ee uu ka baxay marxuun Maxamed Miyir Xaaji.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top