Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Socdaal Ku Tagaaya Waddanka Ingiriiska

focus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Socdaal Ku Tagaaya Waddanka Ingiriiska

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maalinta bari ah socdaal ugu baxaaya Dalka Ingiriiska.

Lama oga muddada uu qaadan doono socdaalka Guddoomiye Cirro ee Ingiriiska, balse waxa la filaaya inuu kulamo la yeesho Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Dalkaas iyo tageerayaasha Xisbiga WADDANI ee Ingiriiska. Wixii warar ka soo kordha kala soco Shabakada Wararka ee Somalilandtoday.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top