Connect with us

somalilandtoday.com

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Aafo Aan Magac u Waayay ! (Qaybtii19aad) By: Maxamed Xoosh

Articles

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Aafo Aan Magac u Waayay ! (Qaybtii19aad) By: Maxamed Xoosh

Qarnigii 18aad Waxa Ka Soo Baxay Yurub Sheeko Faneed Badan Oo Dawaynaysay.


Ninka Noocan Oo Kale ah , Waxaan Isku Dayi Doonaa Inaanu Turjumno Si Loo
Baraarujiyo Bulshada

Waxaan Arkay Nin Marka Uu Bulshada Wacdinaayo Wanaag Oo Dhan Sheega, Mar
Danbe Aan Arkay Ficilkiisa Inuu Ka Aradan Yahay Wanaag Oo Sheegayo Dhan

Marka Ay Qof Is Qabtaan Wuxuu Yidhaa, Ma Aaminsani Garsoorka Somaliland Ee
Xafiiska Sheekh Hebel Aynu Ku Kala Gar Baxno!!!

Haday u Suurtowdo Wuxuu Ka Ganacsadaa Badeecad Dhacday Weliba Laaluush Ku
Soo Geliyaa Dalka !

Dawladda Ma Ogala Balse Wuxuu Ku Dedaalaa Inuu Qandaraasyadda Wax Ka Helo

!

Qabyaaladda Dadka Wuu Uga Digaa Isugu Se Waa Ninka u Horeeyee Ku Adeegsada
, Golaha Beelaha Wuu Ku Jiraa

Nidaamka Dimuqraadiga ah Iyo Xisbiyada Badan Waa La Col Kamana Qayb Galo
Cidii Gashana Wuu Necebyahay, Waayo ? Isagu Ma Ogala In La Doodo Ama La
Wada Tashado Wuxuu Doonayaa Keliaya I MAQLA I DHAGAYSTA iyo Amar Kelitalis
Ah !

Cuduradda Laabta Ku Hillan Sida Xasadka, Fogaynta Cida Aan La Fikir Ahayn,
Xukunka Cida Janada Gelaysa Iyo Naarta , Is Wanaaji Oo Is Muuji, Isla Weyni
, Xoolaha Umadda oo La Xado, Gacan Adayg Cudur Ku Noqotay, Baahi Isku
Rogtay Damac Dadka Kale…. “Pyschologyga Ama Cilmi Nafsiga Ku Tusi Kara”

Waxa Anigu Mar Walba La Yaaba Muwaadinka Baahan Ee Dalka Jooga Ee Mar Walba
TAAGEERO La Garab Taagan Ninka Aan Cidna u Tudhayn Dawladnimadii Ka Socon
Laa,day Ee Curyaamay Dhibtu Waxay Ka Taagan Tahay Maalinta Bulshadu
Dareento Iyo Aayo la,aantooda !!!

Inta Talada Dalka Haysa Muraacid Iyo Muxaafid Xil Ayaa Ka Saaran In
BulShada Laga Qabto Dadka Oo Kale Sida Dawladaha Caalamka Oo Dhami Yeelaan.

Maxamed Xoosh
mxoosh09@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top