Waxa maalmihii u danbeeya isoo taraaya warraka sheegaaya in uu madaxaweenaha somaliya mudanae maxameeda cabdilahi farmaajo oo iman doona magaalada hargeesa ee casimaada soomali land isgoo gacata midig ku sida calanaka soomaliya waxa sidaasi warabaahinata la waddagaeay raysal wasaaraha ku xigeenaka soomaliya mudane mahadai khadar
Hadaba suurata gala matahaya imaatinka mudane farmaajo ee hargeesa waqti xaadiirkan la joogo oo ay shacabaka Somaliland waxabada oo dulmi ah ka tirsanaaya xuukuumadii milatarig aheed ee somaliya taasio oo gobaladii waqooyig Somaliya ee xilgaasi la o dhanjiray ay tacadiiyo dhanaka bilaadan ka geesatay dhibaatooyn farabada oo sookala dhexmaraya shacaba reer hargeesa iyo dowaladii farmaajo adeerkii
Farmaajo waxa ka mid ah dhalinyaradai sida ween ula dhacasaneed nidaamkii miltariga ah ee siyaada bare taasi oo la sheego in waqtiga milatariga siyaada bare oo maatada ku xasuuqay magaalada hargeesa uu ah gacanyarayaash safaaradi soomaliya ee ku laadahay mareekanka oo ah mid beeninaaya dulmiga dowaladi kacaanakau ku hayeesay goboolada waqooyi
Faramaajo oo dad ka siyaasada ku xeeldheer aye ku tilmaamana shakhsi fuud oo meel kasta ka raadiya magaca iyo amaan gaar ah u isag aye waxa aye tani qay eeba ka tahay meela uu ka raadiinaayo magaaca kale
Suurta gaaln maaha in iyaad oo wixii xanaafata lahaa ee dheexa maraaya shaacabaka soomali land
Iyo xuukuumaddii uu farmaajo u ah gacnyaarah ee afween bare aan laga Heshiin inu iman karo Hargeesa