Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Oo Dib Ula Wareegtay Daabacaadda Liisamada Gaadiidka, Buugta Gaadiidka, Baasabooradda, Wada-Marista Oo Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo ku Wareejisay Ganacsato

focus

Xukuumadda Oo Dib Ula Wareegtay Daabacaadda Liisamada Gaadiidka, Buugta Gaadiidka, Baasabooradda, Wada-Marista Oo Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo ku Wareejisay Ganacsato

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa goor dhawayd Soo Saartay Wareegto ku wareejinaysa Madbacada Qaran Daabacaadda Liisamada Gaadiidka, Buugta Gaadiidka, Baasabooradda, Wada-marista iyo Stamp tax oo xukuumaddii hore ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku wareejisay dad ganacsato ah.

Halkan hoose ka akhriso

 

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top