Connect with us

somalilandtoday.com

Marwada Madaxweyne Trump Oo Socdaal Ku Soo Maraysa Dalalka Afrika

focus

Marwada Madaxweyne Trump Oo Socdaal Ku Soo Maraysa Dalalka Afrika

(SLT-Washington)-Marwada koowaad ee dalka Maraykanka Melania Trump ayaa u ambabaxday socdaal ay ku soo marayso dalal ka mid ah kuwa Qaarada Afrika.

Melania TrumpSocdaalkan Haweenayda Madaxweyne Trump ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee ay maamulka ninkeeda ku mettasho ee waliba aan la wehelinin.

Melania ayaa socodka ugu horreeya ku tegi doonta dalka Ghana, kaddibna u sii gudbi doonta dalalka Malawi, Kenya iyo Masar.

Dhinaca kale, waxa xusid mudan in Madaxweyne Trump tan iyo intii uu gacanta ku hayey talada dalkaasi Maraykanka in aanu wali booqan dalalka Qaarada Afrika.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top