Connect with us

somalilandtoday.com

Muuse Biixi, Talaa Seegtey, Waxey Aheeyd Inuu Taggo Oo Uu La Hadlogobolada Bariga Cabashadooda, Iyo Caraba

Articles

Muuse Biixi, Talaa Seegtey, Waxey Aheeyd Inuu Taggo Oo Uu La Hadlogobolada Bariga Cabashadooda, Iyo Caraba

Muse bixi talaa seegtey wale, maxaa ka hor taagan inuu la hadlo caare, oo aay noqdaan laba qaf oo aaney cidina u dhaxeen.

Anigu waxaan muuse odhanayaa, waar ma dad qudha oo xisbigaga ah baad dhageeytsaa, yaa kugu yidhi caare maha saaxibkaa, caare waa saaxibkaa waxey aheeyd in aad la hadasho oo wadahadal idinka dhaxeeyo. meey aheen in lagu

idhaado waa cadow.

Ta kale gobolada bariga sanaad yaa kugu yidhi dadka jooga kuma jacala, waa been taasina, waa kugu siyaasad xumo in aad dadka cabashadooda, dhagsan weydo oo aad tagi weydo gobolada bariga.

waar kulmiye oo qudha uma tihid madaxweyne, somaliland waad kala qeybiisey, taladeeydaa hadaad raaci weydo sidii qadaafi ku dhacdey ba adna kugu dhaci doonta, tariikhdaa ayaa wax qorta.

waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london woowlich
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan
00447383135563

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top