Connect with us

somalilandtoday.com

Murugo Dulmi Iyo Dhacdo Xun Oo Ka Dhacdey Muqdisho!

Articles

Murugo Dulmi Iyo Dhacdo Xun Oo Ka Dhacdey Muqdisho!

Waxaa aad uga Xumahay in qof Somali ah oo aan wax dambiya gelin la qabadsiiyo dab ka dib markii inan uu adeer u yahay gabadh Somaliyeed ah oo diin,dhaqan,jaar,xaafad,magaalo iyo wadanba ay wadaagaan uu guursadey.


Arintaasi waa arin ay ka dhalan karto Cadho Alle (swt),oo caama,Cuqubo, iyo is nacayb bulsho ah .Waa arin u baahan in aynu ka foojigaano Alle ka cabsano,u fiirsano

dhaqankeena,ficilkeena kana fogaano dulmiga,jahliga. Arintaasi waxaa looga bahan yahay sharciga la horkeeno dadkii ficiladaasi ku kacay in sharciga la horkeena laguna qaado taabo ku haboon.

Alle(swt) Waxaa aan ka baryayaa in uu inaga badbaadiyo ficilada noocan ah ee aad u xun. Halkan ka eeg dad ka hadley arintan.
https://youtu.be/meeNFw1opWI

M J Farah
hogaanka.org

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top