Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg-deg: Guddoomiyihii Golaha Dhexe Jaamac Shabeel Oo Si Foolxun Looga Qaaday Xilkii iyo Xubinnimadii Xisbiga KULMIYE.

focus

War Deg-deg: Guddoomiyihii Golaha Dhexe Jaamac Shabeel Oo Si Foolxun Looga Qaaday Xilkii iyo Xubinnimadii Xisbiga KULMIYE.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa la shaaciyey in xilkaasi laga qaaday sidoo kalena waxa laga xayuubiyey xubinnimadii xisbiga Kulmiye gabi ahaanba.

Warsaxaafadeed uu ka saxeexan yahay guddoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga Axmed Cabdi Dheere ayaa sidaasi lagu shaaciyey.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top