Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyey In Gobolada Sool Iyo Sanaag Loo Diiday Deeqdii Waxbarasho Ee Itoobiya Siisay Somaliland, Taas Bedelkeedana Puntland Deeq Waxbarasho U Fidisay

focus

Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyey In Gobolada Sool Iyo Sanaag Loo Diiday Deeqdii Waxbarasho Ee Itoobiya Siisay Somaliland, Taas Bedelkeedana Puntland Deeq Waxbarasho U Fidisay

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdillaahi Axmed Daamur oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga WADDANI ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in gobalada Bariga ee Sool iyo Sanaag loo diiday deeq waxbarasho oo Somaliland ka heshay dalka Itoobiya.

Sidoo kale Siyaasiga ayaa caddeeyey in maamulka Puntland ardeyda labadaas gobol ee deeqda waxbarasho loo diiday in maamulka Puntland u fidiyey, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top