Connect with us

somalilandtoday.com

Cabdikariin Qalbi Dhagax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso

focus

Cabdikariin Qalbi Dhagax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso

(SLT-Boosaaso)-Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa maanta waxaa lagu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee maamul gobolleedka Puntland.

Qalbi Dhagax oo ka mid ah jabhadda ONLF ayaa ka tagay magaalada Hargeysa oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa, waxaana safarkiisan ku wehlinaya xubno kale oo jabhaddaasi ka tirsan.

Waxaa lagu wadaa in halkaasi uu kula kulmo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo uu kala hadli doono arrimo dhowr ah.

Qalbi Dhagax ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Hargeysa wuxuu ka hadlay in safaradda uu ku marayo magaalooyin ka mid a Puntland iyo Galmudug.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top