Connect with us

somalilandtoday.com

Kasii Xun ……….. Guuleed liibaan

Articles

Kasii Xun ……….. Guuleed liibaan

27 / 9 / 18

KA SII XUN.

Keene iyo kordhiye.

Keene .waaryaa kordhiye saaxiib xukuumadan joogta maanta

Intaan qalinkii soo qaatay ayaan wax alaale iyo wax aan ka qoro

Aan garan waa yay xaggaasaan eegay waa madhantay

Xagganaan eegay waa madhantay hoosbaan eegay waa madhantay
Saraan eegay waa madhantay.

Kordhiye. Saaxiib markaan kuwan arkay kulmiyii horaa caano

Noqonaaya tani KASII XUN boqolaal jeer hadalkoodu dhadhan

Male aragoodu dhadhan male dhammaantoodba dhadhan male

Yacnii meel aynu nidhaa way fayawday ee ka hadla ma jirto

Markaa shacabka S/LAAN iyagay utaalaa waxay ka yeelayaan

Guuleed liibaan snm1710@livecom

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

Advertisement

Feaured

To Top