Connect with us

somalilandtoday.com

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Somaliland Sedbursiimo Maka Jirtaa? (Qaybtii 17aad) By: Maxamed Xoosh

Articles

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Somaliland Sedbursiimo Maka Jirtaa? (Qaybtii 17aad) By: Maxamed Xoosh

Dawladnimada Casriga Ah ee Aynu Qaadanay Dadku Waa Muwaadiniin Ka Siman Wax Walba


Maadaama Siyaasadda Soomaaliyeed Laga Hadlaayo Ka Fursan Mayso In La Soo Qaado Degmooyinka Iyo Dadka Ku Nool

Wey Kala Nasiib Badan Yihiin Muwaadinka Ku Dhasha Caasimada Iyo Muwaadinka Ku Dhasha Tuulooyinka Ku Yaal Xuduudaha Somaliland

Wiilka Ku Dhasha Caasimada Wuxuu Kulaalayaa Baahiyo Adeeg Oo Aad Uga Sareeya Dalka Intiisa Kale ‘Tacliin Fiican,Cafimaad,Shaqo,Ganacsi,Iyo Bulshooyin Ladan Kala Duwan Oo usoo Guurta Caasimada…

Xaga Shacabka Kale Aanu Helin Baahiyihii

Asaasiga Ahaa Ee Nolosha Bani’aadamka Kaabaysay Ugu Yaraan Biyo Nadiif Ah..

Taasi Keligeed Ayaa Sedbursiimo Ugu Filan Degaamada Magaalooyinka Ka Fog

Dhibtu Waxay Ka Jirtaa Dadka Caasimada Ku Nooli Marka Ay u Haystaan In Ay Wax Ka Maqanyihiin Weli !!!

Wey Jirtaa Hadii Dadka Oo Dhan La Simo Oo La Yidhaa Bar-Bilow Ka Bilaaba In Ay Jiraan Deegaamo Aad Uga Badin Lahaa Dadka Kale ‘Waa Arin Si Cilmiya La Diraaseeyay’…

Kolay Xalku Noqan Maayo Kan Ka Qaad Kana Badhs u Dhiib Balse Waa In Labadaba La Taageeraa Si Hore Loogu Socdo

M/Weyne Muuse Biixi Waxa Horyaal Mushkilado Is Huursan Oo Kala Gurkeeda Mudooyin Qaadanayso, Siyaasad Iyo Xirfad u Baahan, Odaytinimo Iyo Dhaqan Yaqaan Doonaysa, Siyaasi Fogaan Araga u Baahan , Talo Urursi Doonaysa…..

La Soco

Maxamed Xoosh
mxoosh09@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top