Connect with us

somalilandtoday.com

Bangiga Adduunka Oo 30 Sanno Kaddib Soomaaliya U Oggolaaday Deeq Lacageed

focus

Bangiga Adduunka Oo 30 Sanno Kaddib Soomaaliya U Oggolaaday Deeq Lacageed

(SLT-Muqdisho)-Bangiga aduunka ayaa oggolaaday in lacag gaadheysa $80 malyan oo dollar lagu taageero dowlada Soomaaliya, si ay ugu maalgeliso dib u habeynta dhinaca maaliyadda, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay muddo soddon sanno ah ee uu bangiga adduunka lacag siiyo dalka Soomaaliya.

Bangiga adduunka oo xaruntiisu ku taalla magaalada Washington ayaa joojiyay lacagihii uu siin jirey dalka Soomaaliya, kadib markii uu dagaal sokeeye ka qarxay sanadkii 1991kii,

Hase yeeshee Bangiga adduunka ayaa soo celiyay xidhiidhka uu lahaa dowlada federalka Soomaliya sannadkii 2013-kii.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top