Connect with us

somalilandtoday.com

kaftanka maanta ,biligtaa keliyaa balaayo ah..W/Q Axmednuur Guruje

Articles

kaftanka maanta ,biligtaa keliyaa balaayo ah..W/Q Axmednuur Guruje

Abwaankii mucaashaqa ahaa ee ismaaciil sheekh axmed ,waa ismaaciil cagafe ,ayaa cagaf cagaf uu wadi jirey kasoo dhaqaajiyay bandarwanaag si uu salaanta ula soo gaadho ,inantii uu jeclaa ee calafku kala geeyay ,oo dhoofaysay .
Wuxuu cagaftii soo wadaba ,cawayskii markuu hargaysa soo gaadhey baa loo sheegay in inantii iyo xaajigeeddi gala bta xaggaa iyo sucuudi areebiya u dhoofeen.

Dabeeto wuxuu sawirtay haddii inanta waxa qaadayaa baabuur ahaan lahaa in uu kusoo gaadhi lahaa ,lkn diyaaradda markiiba duulaysaa ka dedejisay ,isagoo arrintaa ka qisooyana waakii lahaa ,
Baabuurta kaleba ,
Bilaa lararaa ,
Bariidada waad ka Bogataa ,
Biligtaa qudha ,baa balaayo ah .
Imika waa halkaase ,Somaliland haday leedehay axsaab adag oo mucaaradada ,dhan uun baa la isula kici lahaaye , asxaabtan sida loo joogo madaxtooyada uun ka hilaacaysa ,xaalkoodu waa biligtaa keliyaa balaayo ah .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top