Connect with us

somalilandtoday.com

Codsi Ku Socda Madaxwaynaha Iyo Wasiirka Biyaha Somaaliland.

Articles

Codsi Ku Socda Madaxwaynaha Iyo Wasiirka Biyaha Somaaliland.

Magaaladani waa karin waxay ku taala afaafka laga galo buurta dalxiiska caanka ku ah buurta Daalo Arab
iyo buurta uku dheer dalkii laysku odhan jiray somaaliya waa Surud
WAA afka hore ee wadada Tabac
Waxay ceergabo u jirtaa 19km
Magaalada afaafka Quruxta ku hortaal
WAA bilaa biyo ,


Markaa madaxwaynaha muuse biixi Cabdi waxaanu ka codsanaynaa in biyaha loo qodo waliba iyadoo dadka degaanku
Xaga sahaminta bari hore dhamaysten iyo goobti laka qodi lahaa .
Waxaanu madaxwaynha ka codsanaynaa

iyo wasiirka biyaha
Si dhakhso ah loo qodo Maadama dadka degaanku iyo xooluhuba iyo dadka dalxiiskuba baahi wayn u qabaan biyaha
Waan noloshii aasasiga ahayd biyuhu ,
Madaxwayne si SHARAF leh ayaanu dalabka riigi qodi lahaa adika iyo wasiirka biyuhu u sugaynaa hadii ilaahay yidhaahdo degaanku wuxuu u baahan yahay horimar iyo in kor loo qaado adeegyada aasasiga sida MCH
Ki caafimaadka iyo saldhig yar police Maadama Ay tahay meel kumaan qof u dalxiis Tagaan .
By mire cali xasan nuur.

mohamedhassan3867@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top