Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidamo La Wareegay Xarunta Dawlada Hoose Ee Boorama + Xaalada Borama Oo Kacsan Iyo Sababta.

focus

Ciidamo La Wareegay Xarunta Dawlada Hoose Ee Boorama + Xaalada Borama Oo Kacsan Iyo Sababta.

(SLT-Hargeysa)-Wararka naga soo gaadhaya magaaladaBoorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in dawlada Hoose ee Boorama ay ciidamo lawareegeen saaka.

Ciidamadan la wareegay dawlada hoose ayaa amar ka haysta sida warku sheegay wasaarada arrimaha gudaha Somaliland.

Warka ayaa intaasi kudaray in dawlada Hoose aan saaka wax shaqo ahi ka socon oo uu ku jiro hanti dhawraha guud ee qaranku.

Xogo aanu helayno waxaa ay sheegayaan in la wado qorsho xilka lagaga qaadaayo maayarka magaalada Borama.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top