Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirkii Deegaanka Maamul Gobolleedka Puntland Oo Is Casilay

focus

Wasiirkii Deegaanka Maamul Gobolleedka Puntland Oo Is Casilay

(SLT-Garoowe)-Wasiiirkii wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Puntland Cali Cabdillaahi Warsame ayaa iska casilay xilka wasiirnimo ee ka hayay xukuumadda Cabdiweli Gaas.

Qoraalka uu isku casilay wuxuu ku sheegay sababaha uu go’aanka u qaatay, wuxuu sheegay in shaqadii wasaaradda loo wareejiyey hay’add gaar ah oo madaxtooyadu wadato.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top