Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Dugsiyadii Dawladdu Way Xidhmayaan Dayac Awgeed…” Abwaan Laab-Saalax

focus

DAAWO: “Dugsiyadii Dawladdu Way Xidhmayaan Dayac Awgeed…” Abwaan Laab-Saalax

(SLT-Hargeysa)-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsalaax ayaa waxaa uu si qiiro leh uga Hadley xaalada ay ku sugan yahiin Dugsiyada ay dawladu Maamusho iyo waliba ardeyda danyarta ah ee Dhigta.

Abwaan Laabsalaax ayaasheegay in dugsiyada Gaarka loo leeyahay ay baabiyeen kuwii dawlada oo macalimiintii ugu tayada Wacneyd ay ka kaxeysteen waxaana uu xukuumada iyo wasaarada Waxbarashada ugu baaqay in ay arintaasi si deg deg ah wax uga qabtaan , sidoo kale waxaa uu wasarada waxbarashada ugu baaqay in deeqda waxbarasho ee ay Itoobiya ka heshay ay siiso oo kaliya Ardeydii danyarta aheyd ee ka baxdey Dusgiyada Dawlada, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top