Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Ciddii Aan Amarkayga Qaadanayn Meesha Wadda Joogi Mayno..” Khilaaf Ka Dhex Qarxay Badhasaabka Sanaag Iyo Madaxda Ciidanka

focus

DAAWO: “Ciddii Aan Amarkayga Qaadanayn Meesha Wadda Joogi Mayno..” Khilaaf Ka Dhex Qarxay Badhasaabka Sanaag Iyo Madaxda Ciidanka

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) ayaa sheegay in aanu aqbalayn in talada gobolka cid kale ka arrimiso waxaanu sheegay in uu isagu wakiil ugu yahay Madaxwaynaha, hadalkan ayaa ka dambeeyay ka dib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sanaag, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top