Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Dalka Vietnam Oo Geeriyooday

focus

Madaxweynaha Dalka Vietnam Oo Geeriyooday

(SLT-Vietnam)-Madaxweynaha dowlada Vietnam Tran Dai Quang ayaa la sheegay inuu geeriyooday shalay oo Jimce ah sidda laga sheegay warbaahinta dowladaasi.

Tran Dai Quang ayaa maalmihii lasoo dhaafay xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayey isbitaal uu leeyahay militariga dalkaasi oo ku yaal magaalada Hanoi, illaa iyo hada macada cudurka uu u geeriyooday Madaxweynaha oo aan wax faah faahin ah laga bixin.

Madaxweyne Quang ayaa la doortay sanadkii 2016, waxaana markii ugu danbeysay lagu arkay goob fagaaro ah Arbacadii lasoo dhaafay, markaasi oo uu soo dhaweyn u sameenayey wafdi ka yimid dalka China.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top