Connect with us

somalilandtoday.com

Askari Ka Tirsan Maamulka Puntland oo Dilay Suldaan Reer Sanaag ah.

focus

Askari Ka Tirsan Maamulka Puntland oo Dilay Suldaan Reer Sanaag ah.

(SLT-Sanaag)-Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa rasaas ku furay gaadhi uu saarnaa Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ah Suldaanka beesha Aadan Siciid/Warsangeli ka dib markii uu ka shakiyay gaadhiga. Suldaanka ayaana ku geeriyooday rasaasta uu furay askarigaasi.

Dilka ayaa ka dhacay bar kantarool oo ku taalla magaalooyinka Hadaaftimo iyo Badhan dhexdooda.

Askariga dilka gaystay ayaa la sheegay in uu isku dhiibay isla ciidamada Puntland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top