Connect with us

somalilandtoday.com

Waxaan Dooneynaa In Aan Bulshada Somaliland U Cadeeyno In Dalka Somaliland Uu Ka Jirro Musuqmaasq Cadi

Articles

Waxaan Dooneynaa In Aan Bulshada Somaliland U Cadeeyno In Dalka Somaliland Uu Ka Jirro Musuqmaasq Cadi

Waxaa dalka somaliland ka jirra hay,ado dowlad nimo, ku waas oo farra badan, haddaba hayadahaa qaar kamidda waxaa ka jirra musuq maasaq baahsan oo cad, waxa hubaala in Sedexda rukun ee xarranta iyo musuq maasaqu u hadheeyey, waa sedex rukun, oo mihiim ah isla markaana aay ku xidhan tahey nolosha dhabta ah ee bulshadda somaliland iyo asaaska dowladnimoba.

Waxeynu nahey shacab la yidhaado reer somaliland, waxaa dadkeenii iyo dalkeeniba heeytsa dhibaato baahsan, taas oo aay ah wax la yidhaahdo laa luush, siba nolosha dadka danyarta heeytsa, ku waas oo ku nool lixda gobol ee dalkeena somaliland.

Hadaba markii aaynu qiimeeyney(haya,daha)dowliga ah ee loogu talla

galley inney u adeeggaan shacbeenkeena, isla markaana aad la socotaan in shacabkeenu aay yihiin dad iyo aad u fiqiira oo taagdaran 90/100, ayaa hadii aad dhinac kasta ka eegto illaha adeega ee heeysta qaarkood, isla markaana aay u geestey qoowta daruuriga la quuto,iyo cafimaad xumo. iyo qabyaalad iyo is cabudhin, iyo kalla sareen, isla markaana aay u dhertey dowladxumo, isla markaana aan waxba ka ogeen dhibaatooyinka ku xaaydaaban, ayaa waxa jira habaar nasiib daro inaaney helin dowlad u naxda oo hawlaha nololeed ka caawisa.
Ayaa sedexdii rukun ee dadka ka cawin lahaa sasaaka nollosha , ayaa waxaa ku habsadey musuq maasaq cadd oo muuqda,somalidu waxey ku maah maahdaa hadal badan dan baa dhaanta, waa kuwan sedexdii runkun ee aan idin soo sheegney, bal u fiirsada.

1 Hay,adda, maxkamadaha somaliland

2 Hay,aydda booliska somaliland

3 Hay,adda dowladaha hoose

Qoraalkan ka ku xigga waxaan idiin la soo socsiin doonaa cadeeymada buuxa iyo sida khall,dan ee xarraanta ah ee aay u sheqeeyaan sedexdaa hayadood.

Waxaan u soo badhigeynaa si aan u naqqono dad ku nool caddalad iyo sinaan, waana wacyi galin,

Ilaahey baa mahad leh

W/Q FUAAD M.QAWDHAN. arimaha bulshada london woolwich

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

facebook; fuaad qawdhan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top