Connect with us

somalilandtoday.com

kaftanka maanta,maxamed xaashi ,aayar buu wadayaa ,wadada ceeg ‘’….W/Q Axmednur Gurujed

Articles

kaftanka maanta,maxamed xaashi ,aayar buu wadayaa ,wadada ceeg ‘’….W/Q Axmednur Gurujed

kaftanka maanta,maxamed xaashi ,aayar buu wadayaa ,wadada ceeg ‘’.
Sheekaba sheeko ayay keentaaye ,waxa la yidhi ,beribaa nin dareewala oo reer burco ah ,ayaa caan ku noqday orod xad dhaafa iyo xawli sarre oo uu baabuurka ku kaxeeyo.

Dareewal nimada iyo orodkana wuxuu kusii darsaday ,kaftan badnaan iyo aftahan nimo ,mar kastoo la yidhaa baabuurka qunyar wadna wuxuu odhan
Jirey ,

class=”text_exposed_show” style=”display: inline; font-family: Helvetica, Arial, sans-serif; color: rgb(29, 33, 41); font-size: 14px;”>
In aan waabiyaan is moodaayee ,
Ma weedhaafintii keliyaa waraarteen .
Waxay sidaa ahaataba ,waagii danbe ayuu ninki baabuur IIbsaday ,markaasuu one iyo two mooyaane geer kaleba in uu ku kaxeeyo u diiday .
Ninkii aan hargaysa iyo burco biyo u kaban jirini ,oodwayne iyo burco oo isu jirra 60 km oo keliya in uu u kala dhaxo ayuu ku dhawaaday ,sidduu baabuurka u luudinayo ee uu u tukubinayo .
Maalintii danbe ayaa laggu yidhi hebeloow socodka cidi kuguma gaadhi jirine ,maxaa hada ku helay waadigan baabuurka taayarkuun u régayee ?
Nin karmeed aftahanimo u dhashay buu ahaye ,Wuxuu ku jawaabay ,
‘’ wixii dadka kalaan ,wareerinayee ,
Aayar baan wada yaa ,wadada ceeg ,
Waali maayoo waa waxaygii
Wanan baan sii stay wager ka waawayn .
Imika waa halkaase ,maxamed xaashi oo Ilaa kacaankii afwaybe Ilaa xukuumadii siilaanyo ,siidhiga la barbar taagnaa ,haduu yidhi tani toobiyahay ku joogtaayoo ,waan la hayaa ,maxaa laggu haystaa waa halkii dareewalkii reer burcoo , aayar buu wadayaa ,wadada ceege .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top