Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Soomaaliya Oo La Wareegtay Maamulka Hawada Somaliland, Amaro Culus-na Dul-dhigtay Shirkadaha Diyaaraha Iyo Mooganaanta Xukuumadda Muuse Biixi

focus

Dawladda Soomaaliya Oo La Wareegtay Maamulka Hawada Somaliland, Amaro Culus-na Dul-dhigtay Shirkadaha Diyaaraha Iyo Mooganaanta Xukuumadda Muuse Biixi

(SLT-Ottawa)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa sheegay in diyaarad ogolaansho ka haysata dawlada faderaalka ah ee soomaaliya oo kaliya ay ka soo dagi karto, isla markaana ka duuli karto garoomada Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto.

Wasiir Maxamed Cabdullaahi Salaad, Oomaar oo magaalada Toronto ugu waramay wariyaha VOA-da, Xuseen Nuur Xaaji ayaa ugu horeyn faah faahin ka bixiyey ujeedada kulan ay magaalada Montreal ee dalka Canada kula yeesheen hay’adda ICAO, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top